5 Siyaabod Oo Experience Ku Heli Karto adigoo Jaamacda Dhiganaya.
Badanaa Suuqa Waxaa lugu waydiin doonaa Ma leedahay Experiences (Khibrado) . Balse ardayga Way Ku Adag tahay Arintaa. Hadaba kasbo Experience adigoo samayna 5 taan Qodobood:
1) Kubiir Clubs ama Naadiyo: Ku biirista naadiyada Jaamacda Sida SRC (Student representative council) cml waxay kaa saacidaysaa Inaad Lahaahto Khibrado hogaamineed ( Leadership) taasoo wax Wayn kaa saacidi karta hadhowdii. Waxaad baranaysaa dad badan..
2) Samay Part_time jobs : Shaqada part time ( Khamista Iyo jimcaha oo kale ) ama Sabtida iyo Axada. : Tani waxay kaa saacidaysaa Inaad Experience badan hesho .
3) Ku biir workshop yada Jaamacda iyo Program yada banaanka Jaamacda Ka dhacaya. Iyadana Waa fursad qaali ah oo Qasab tahay inaad Ka faaidaysto.
4) Samay Internship : ha ahaado Mid Lacag la’aan ah ama mid lacag ah ( Salary aad qaadanayso). Waxaad Ka Heli kartaa online Ka (sida Linkedln ama Indeed, Ka raadi).
5) Dhis projects badan oo Ku saabsan waxa aad Baranayso. Kadibna Suuq Geey.